Madaxweynaha JLS oo ka qayb galay aaska   Marxuum Maxamed Cali Shire oo lagu aasay  magaalada Hargeisa.

Madaxweynuhu waxa uu Illahay  uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

 

 

war celin