Baahida Hurdada Ee Noolaha

0

Xogside – Baadhitaano iyo muuqaalo sawiro ah oo laga qaaday beeraha xanaanada xayawaanka ayaa soo bandhigtay baahida xayawaanada kala duwani ay u qabaan hurdada. Waxaana laga qaaday muuqaalo kala duwan oo ay hurdaan.Baahida Hurdada Ee Noolaha

Waxa kale oo warbixinta lagu muujiyay sida ay xayawaanadu ugu kala duwan yihiin hurdada oo qaarkood ay u hurdo badan yihiin sida beeraha xanaanada xayawaanka. Waxaa la ogaaday inay badankooda ka midaysan yihiin xagga foojignaanta inkasta oo ay u hurdaan.Baahida Hurdada Ee Noolaha

Baahida Hurdada Ee NoolahaBaahida Hurdada Ee Noolaha

war celin