Shir ay isugu yimaadeen Baanka dhexe ,xarumaha maaliyadeed ee Dalka sarriflayaasha iyo Rugta Ganacsiga kana qabsoomay Baanka Dhexe ee somaliland ayaa lagu shaacisay in la fasaxay isticmaalka kottonka dollar oo in muddo ah ganacsatada iyo bulshaduba aanay isticmaalin hakadna ku yimi qaadashadiisa .
Shirkan ayaa Bangiyada,xawaladaha kala duwan ee Dalka, shirkadaha isgaadhsiinta iyo sariflayaashuba ku sheegaan in laga Bilaabo maanta la ogolyahay bixinta ,qabashada iyo qaadashada kottonka dollar.

war celin