Monday, September 26, 2022
Home BARNAAMIJYADA CAAFIMAADKA

CAAFIMAADKA

CAAFIMAADKA – xogside Online (Xogside.com) is an independent Somali News site  and  Leading independent Somaliland news and Puntland news Portal for factual and timely news about Somaliland and the Horn of Africa. owned by Xogside Media. Established in 2020 by Somali- citizens

xogside: Kala soco daraasadihii ugu dambeeyey ee caafimaadka, sida maqaallada jimicsiga, cuntada, nafaqada, daawada, cudurada, iyo raadinta nolol caafimaad qabta.

View the latest health news and explore articles on fitness, diet, nutrition, parenting, relationships, medicine, diseases, and healthy living at xogside Health. Somalia and Somaliland

CAAFIMAADKA

Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah (Qarniyadii 16,17,18)

0
Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah Xogside Qarniyadii 16, 17 iyo 18 ayay dhakhaatiirta Yurub u isticmaalayeen Tubaakada sigaarka in lagu daweeyo qaar ka mid ah...

Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida!

0
Caqli Yaraanta Iyo Hadal Badnida! Xogside Cilmi baadhis soo baxday ayaa muujinaysa in caqliga aadamigu uu xajmigiisu ka yar yahay kuwii dadkii hore. Waxa kale...

Dhibta Isticmaalka Raashinka badan!

0
Dhibta Isticmaalka Raashinka badan! Xogside Daraasad caafimaad oo dhawaan la sameeyay ayaa cadaysay in Calories-ka  raashinka laga helo oo la yareeyo ay kaalin weyn ka...

Cunista Kalluunka ee Koritaanka Maskaxda Aadamaha

0
Cunista Kalluunka ee Koritaanka Maskaxda Aadamaha xogside Ma dooonaysaa in aad qof maskax badan noqotid? ma doonaysaa se in aad caruurtaada ku caawisid in ay...

Sababo kugu Qasbaya Isticmaalka Saliidda Kalluunka

0
Sababo kugu Qasbaya Isticmaalka Saliidda Kalluunka Xogside Saliidda kalluunka la ogaaday inay tahay fure lagula tacaali karo, isla markaana lagula dagaallamo cudurro halis ah oo...

Kalluunka oo la Ogaaday inuu ka Hor Tago Xanuunnada Indhaha

0
Kalluunka oo la Ogaaday inuu ka Hor Tago Xanuunnada Indhaha xogside Dad baddan waxay ka cawdaan xannuunada indhaha ku dhaca oo badankooda ka kaxeeya aragga...

Sababaha Keena Kansarka Ku Dhaca Qanjidhka Ragga ee Prostate-ka iyo Sida...

0
Sababaha Keena Kansarka Ku Dhaca Qanjidhka Ragga ee Prostate-ka iyo Sida looga Hortago Hargeysa (Xogside) Kansarka borosteyt wuxuu ku dhacaa qanjidh kamid ah qanjidhada ragga...

Xanuunada Ruuxda Iyo Qalbiga Asiiba

0
Xanuunada Ruuxda Iyo Qalbiga Asiiba Xogside - Xanuunada nafsaaniga ee ku dhaca dadka waa ay badan yihiin waxaana ka mid ah istusnimada iyo inuu qofku...

Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

0
Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood Xogside - Dad badan ayaa marka ay cuntada qaadanayaan aad u isticmaala biyaha , laakiin waxa la ogaaday...

Faaiidooyinka Jimcisiga Iyo Xanuunada

0
Faaiidooyinka Jimcisiga Iyo Xanuunada xogside - Cilmi baadhiso kala duwan oo la sameeyey ayaa la sheegay in jimicsiga jidhka ee dadku sameeyaan ay ka wanaagsan...