4 Qof oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka Berbera iyo 6 Ruux oo kale oo ku dhaawacmay

0

Xogside – Shil gaadhi oo dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay duleedka Magaaladda Berbera gaar ahaan Meel u dhow Kaantaroolka Galbeed ee Magaaladda Berbera.4 Qof oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka Berbera iyo 6 Ruux oo kale oo ku dhaawacmay

Shilkaas ku dhinteen inta ilaa hada la xaqiijiyey 4 Qof .Laba gaadhi oo kala ah Bas iyo VITZ oo isku dhacay ayuu Shilkani ka dhashay dadka dhintay Sadex ka mid ahi waxay ahaayeen Shaqaalaha dekedda berbera kuwaas oo saarnaa gaadhiga VITZ ah waxayna ku sii jeedeen Magaaladda Dacar budhuq si ay beri uga codeeyaan.4 Qof oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka Berbera iyo 6 Ruux oo kale oo ku dhaawacmay

Waxaa kale oo Shilkan ku dhaawacmay 6 Qof oo kale waxaana Dadka ku dhaawacmay Shilkan lagu dabiibayaa Cisbitaalka guud ee magaaladda Berbera.4 Qof oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka Berbera iyo 6 Ruux oo kale oo ku dhaawacmay

4 Qof oo Ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay duleedka Berbera iyo 6 Ruux oo kale oo ku dhaawacmay

fariin noogu reeb