Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya. | best 1

0

Xogside – Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka dhacaday Sabtidi.Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya.

Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay 53% codadkii la dhiibtay halka uu helay hogaamiyaha mucaaradka Osino  Darboe 27%.Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya.

Taageerayaasha Adama Barrow ayaa isagu soo baxay waddooyinka waaweyn ee dalkaas si ay ugu dabaal degaan guusha ay ka gaareen doorashooyinkii dhacay.

Mucaardka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheehay inay diidanyihiin natiijada la shaaciyay, waxeyna ku eedeyn dowladda  wax isaba marin iyo masuq maasuq .Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya.

Doorashadaan ayaa tijaabo u ah hannaanka dimuquraadiyada dalka Gabiya oo kasoo kabanayaa xukunkii kalitalisnimada ee Yahye Jaamac oo dalkaas xukumaayay in ka badan 20 sano.

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya

fariin noogu reeb