Aqoonta Ayaa Hagta Horumarka

0
Aqoonta Ayaa Hagta Horumarka

Xogside – Wuxu u dhashay dalka Japan muddo dheerna wuxu ku hamiyay inuu noqdo maalqabeen, wuxu bartay culuumta macadanta waxaana markii uu dhamaystay jaamacadda  uu raacay koox cilmi baadhayaal ah oo macdan ka soo baadhaysay Afrika.Aqoonta Ayaa Hagta Horumarka

Waxa lagu magacaabi jiray Yuki waxaana uu ah da’da 30 sano, sabir iyo adkaysi badnaa. Sanadkii 1948 isaga iyo kooxdiisu tegeen dal macdantu ku badan tahay oo Africa ah, subaxa hore ayuu huteelka ka jarmaadi jiray isagoo soo baadhaya dhagaxanta macadanta si mar uun u helo dhagax qaali ah, habeen kasta kuwa uu soo qaado wuu baadha waana ku fashilmaa.Aqoonta Ayaa Hagta Horumarka

Markii uu muddo waday ee uu ku guulaysan waayay ayuu goostay inuu iskaga noqdo dalkiisa. Maalintaasi shaqada baadhista wuxu soo xidhay 5 galabnimo halkii uu hore 10 habeenimo ka soo hoyan jiray.Aqoonta Ayaa Hagta Horumarka

Aqoonta Ayaa Hagta Horumarka

fariin noogu reeb