Xogside – Baadhitaano iyo muuqaalo sawiro ah oo laga qaaday beeraha xanaanada xayawaanka ayaa soo bandhigtay baahida xayawaanada kala duwani ay u qabaan hurdada. Waxaana laga qaaday muuqaalo kala duwan oo ay hurdaan.
Waxa kale oo warbixinta lagu muujiyay sida ay xayawaanadu ugu kala duwan yihiin hurdada oo qaarkood ay u hurdo badan yihiin sida beeraha xanaanada xayawaanka. Waxaa la ogaaday inay badankooda ka midaysan yihiin xagga foojignaanta inkasta oo ay u hurdaan.