Beenta April Ayaa Shaqada Lagaga Eryay

0

Waxay sanad kasta caadaysteen inay been la isu gudbiyo bisha April maalinta ugu horaysa oo ay u bixiyeen maalinta beenta. laakiin sanadkan waxa kala kulmay dhibaato weyn.

Waxay soo bandhigeen in shirkaddu soo saartay badeeco 24 saacadood keliya qiimaheeda la jebiyay. Macaamiil badan ayaa ku jabtay laakiin waxay u sheegeen inay ahayd been madaama ay ahayd maalintii April u horaysay. Macmiilka ayaa mid kasta fariintan ka helay shirkadda.

Laakiin macmiisha ayaa aad u xanaaqday ka dib markii arinku been noqtay. Waxaan dhibaato soo gaaadhay sumcadii shirkadda. Wargeyska The Guardian oo qortay ayaan isagu sheegay magaca shirkaada.

wuxu sheegay in shirkaddu shaqadii ka eriday dhamaan shaqaalihii arinkan ku kacay. Shaqaalahaas ayaa sheegay in weligood shaqaalaha la kaftami jireen marka April bilaabanto.

fariin noogu reeb