Fikardda ah in la sameeyo dugsi waxbarasho oo ah mid nidaamsan oo ardaydu ay subax kast timaado iyagoo halkaasi ka helaya macalimiin iyo qalabkii waxbarasho ayaa curatay sanadakii 830 M.
Dugisgaasi ugu horeeyay waxa laga furay magaalada Baqdaad ee caasimadda Ciraaq sanadkaasi oo muslimiintu ay ahaayeen quwad xoog ah.
Muddo yar ka dib ayaa Jaamacad iyana ay ka fureen Morroco taasi oo arday ka timaadda dalalka Yurub wax ku baran jareen.
Wakhtigaasi oo luqadda Carabidu dunida haysatay ardaydu markay ku noqdaan dalalkooda Yurub waxay isticmaali jireen kelmado carabi sida maanta loo adeegsado kuwo English ah.