Bulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan!

0
Bulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan!

Xogside – Deegaanka Biingaala ee dalka Indoniisiya ayaa ah mid ay dadka badankiisu aanay  dhegaha si fiican waxba uga maqal oo dhego culus ama qaarkood ay siBulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan! dhamaystiran u dhego la’yihiin. Bulshadan ayaa adeegsata tilmaamaha gacmaha ee dhegoolayaasha. Barashada luqada gacmaha ayaaa tuuladana ka noqotay arrin daruuri ah oo aanay ka maarmi Karin si ay isu fahmaan dadka kale. Deegaankan ayaa muddo adeegsanayay luqadaa dhegoolaha.Bulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan!

Dakhaatiirta ayaa sheegay in dadka deegaankan uu ka maqan yahay hidda sidaha loo yaqaan  “PDF NBA 3” recessive oo ah kan soo qabta codka. Dadka deegaankana oo tiradoodu dhan tahay 3000  qof ayaa iyagu u arka arrin wanaagsan dhego la’aanta.Bulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan!

Waxayna adeegsata luqadaasi tilmaamaha oo ay u yaqaaniin Katakaluk waana mid caan ka ah dhexdooda. Waxaana la baraa caruurta luqadan. Bulshadan ayaa u aaminsan in dhego la’aantu ay tahay nimco weyn oo la siiyay.Bulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan!

Bulsho Jecel Inay Dhegoolayaal Noqdaan!

fariin noogu reeb