Cayayaanka Marka Ay Dhintaan Is Aasa Sida Bila Adaamka Cilmi Baadhis Cusub | best 1

0

Cayayaanka Marka Ay Dhintaan Is Aasa Sida Bila Adaamka Cilmi Baadhis Cusub

Qudhaanjada ayaa ah cayayaan marka ay dhintaan sida dadka is Aasaya. Saynis yahanada ayaa cadeeyay in Qudhaanjadu marka ay dhimato ay sii dayso maado hawo ah oo  kooxaha kale Qudhaanajada u sheegaysa inay dhimatay una baahan tahay in degdeg loo aaso inta aanay cayayaanka kale jiidan.Cayayaanka Marka Ay Dhintaan Is Aasa Sida Bila Adaamka Cilmi Baadhis Cusub

Mid ka mid ah Saynisyahanka ayaa maadada dusha kaga shubay Qudhaanjo nool , taasi oo keentay in Qudhaanjooyinki kale ku soo degdegaan isla markaana ay aasaan iyadoo nool oo dhaqdhaqaaqaysa.Cayayaanka Marka Ay Dhintaan Is Aasa Sida Bila Adaamka Cilmi Baadhis Cusub

Hawadan ayay ururteeda dhamaataa marka ay aasaan.  Maadadan ayaa lagu magacaabaa Acid Oleic. Maalintii waxa dhinta boqolaal Qudhaanjo , Maadadan urteed ayay dareemaan dhamaan Qudhaanjooyinka kale ee u xil saaraan aaska Qudhaanjada dhimata.Cayayaanka Marka Ay Dhintaan Is Aasa Sida Bila Adaamka Cilmi Baadhis Cusub

Marka ay Qudhaanjadaasi aasan ayay dhamaantood carabkooda iskaga masaxaan maadadaasi si aan loo aasin iyago nool. Edward O.Wilson ayaa sheegay in tijaaboyinkaasi dhamaan sameeyeen.

fariin noogu reeb