Daraasad Lagu Ogaaday In Xad Dhaafka Faytamiinada Birtu Jidhka Ku Keento Macaan | best 1

0

Daraasad Lagu Ogaaday In Xad Dhaafka Faytamiinada Birtu Jidhka Ku Keento Macaan

Marka ay yaraadaan faytamiinada qofku uga  baahan yahay  jidhka waxa dhacda in xanuuno badan oo kala duwani ay ku dhacaan, kuwaasi oo haddii aan qofka wax laga qaban ku keena geeri iyo dhimasho waana arrin caadi ah oo la yaqaano.Daraasad Lagu Ogaaday In Xad Dhaafka Faytamiinada Birtu Jidhka Ku Keento Macaan

Laakiin akhriste sidaasi si la mid ah ayuu qofku marka ay ku bataan Faytamiinadu iyadana uu halis kale ugu jiraa geeri. Waxaana muhiim ah in faytamiinka jidhku aanu ka badan heerka caadiga ee baahidiisa daboolaya. Nin lagu magacabo  Basil Brown  ayaa isagu dhintay markii uu qaatay cabitaan sharaab ah oo ka koobnaa Kaarootka muddo 10 maalmood ah.Daraasad Lagu Ogaaday In Xad Dhaafka Faytamiinada Birtu Jidhka Ku Keento Macaan

Brown ayaa mudadaasi kooban cabay qiyaas dhan 38 litir oo sharaabka laga miiray geedka Carrotka.  Waxaana ay taasi sabab u noqotay  inuu Beerkiisa uu helo Faytamino qiyaas ahaan ka xaddi badan baahidiisa.Daraasad Lagu Ogaaday In Xad Dhaafka Faytamiinada Birtu Jidhka Ku Keento Macaan

Warbixintan oo lagu daabacay  bogga Medical News Today ayaa cadaysay in iyadoo xad dhaafta Faytamiinada Birta jidhku ay keenayso macaan qofka ku dhaca.

Waxa kale oo ay keenaan Beerka iyo wadnaha oo shaqeyn waaya iyo waxyeelo ka gaadha qofka uu rjiifta. Vitamin C  oo xadkiisa dhaafana wuxu keena dhagxan keliyaha.  Qiyaasta Faytiim “A”  oo iyana jidhka ku baddata waxay keenta lafaha oo dhaawacama iyo weliba dhimasho degdeg

 

fariin noogu reeb