Dareemaha Carabka Iyo Dhadhanka | best 1

0

Dareemaha Carabka Iyo Dhadhanka

Koox sayanis yahano ah oo ka socday Jarmalka iyo Maraykanka ayaa cadeeyay innay heleen dareemayaal cusub oo aan hore loo ogayn oo carrabku leeyahay.Dareemaha Carabka Iyo Dhadhanka
Cilmi baadhista ayay ku sheegeen inuu Carabku awood u leeyahay inuu dhadhamiyo afar nooc oo kala ahaa : Macaanka, Qadadhadhka, Milixda iyo dhanaanka liimaha iyo wixii la mid ah.Dareemaha Carabka Iyo Dhadhanka
Waxaana ay cadeeyeen in qayb kasta oo carabka ka mid ahi ay dareemayso noocdyadan, waxa kale oo ay cadeeyeen in Carabku u awoodo in daremo cabitaano aan iyagu dhadhanka lahayn sida biyaha.
Tijaaboyin kala duwan oo ay ku sameeyeen Jiirka iyo carabkiisa ayay ku ogaadeen in Carabku unugyadisa ay isku mar wada hawlgalaan si lo xaqiijoyo dareeraha soo galay dhadhankiisa.Dareemaha Carabka Iyo Dhadhanka

fariin noogu reeb