Dhacdooyinkii Yaabka Lahaa Dagaalkii Labaad | best 1

0

Xogside – Wargeyska Al-wadan ee dalka Masar ayaa daabacay maqaalo uu ka soo xigtay dhacdooyinkii cajiibka ah ee dagalkii labaad oo suxufiga Axmed Muslimani uu ka sii daayay TV Masar August. Waxaana ka mid ah dhacdadan : Markii ay ciidamadii Hitler ee Jarmalku soo galeen caasimadda Praise ayuu Hitler isku deyay inuu niyad jebiyo dadka Faransiiska.Dagaalkii Labaad ee Aduunka - Wikipedia

Sidaas darted wuxu isku deyay inuu dadka uga khudbadeeyo Taallada weyn ee caanka ah ee ku taalla magaaladaasi  laguna magacaabo Eiffel oo la dhisay sanadkii 1889, iyadoo 40 sano ahayd taallada ugu dheer dunida.World War II Army Collage Tumblr Banners - Pimp-My-Profile.com

Dadka Faransiiska ayaa arintaasi ka xumaaday, kacdoona ka sameeyay si ay arinkaasi isu hortagaan. Shacabka ayaa jarjaray xadhkihii dabka ee Taallada , isla markaana burburiyay salaankii laga kori lahaa taalladaasi.  Waxaana kacdoonkaasi baajiyay khudbadii xaqiraada ahayd ee Hitler ka jeedin lahaa caasimadda Faransiiska. ( AL-WadanNews)Dhacdadii soo afjartay dagaalkii labaad ee adduunka iyo Argagixii Japan - YouTube

Dhacdooyinkii Yaabka Lahaa Dagaalkii Labaad

Masaajid Badbaadiyay Bulshada Yuhuudda!

Waxa kale oo dhacdooyinka uu suxufigu barnaamijkiisa ku baahiyay  ka mid ah qisadan : Markii Hitler iyo ciidamadiisu ay soo galeen Paris waxa la iska garanayay in dadka ugu horeeyay ee ay ku dhiiranayaan dilkooda ay dadka Yuhuudda ah,sidaas darted masaajid weyn oo ku yaalla magaalada Paris, ayaa bilaabay qorshe uu ku ilaalinayo dadka Yuhuudda ah si aanu ugu waxyeelayn Hitler  bulshada Yuhuudda dil ama xadhig.Masaajid Badbaadiyay Bulshada Yuhuudda

Masaajidka ayaa bulshada Yuhuudda ah siiyey waraaqo rasmi ah oo caddaynaya in ay Muslimiin yihiin, iyadoo Hitler iyo ciidankiisu aanay muslimiinta wax dhibaato ah u geysan jirin.  ( AL-WadanNews)

Dhacdooyinkii Yaabka Lahaa Dagaalkii Labaad

fariin noogu reeb