Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug farsamo aqooneed

0
Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug farsamo aqooneed

Xogside – Gabadh dhakhtarad ah oo u dhalatay dalka Baraasiil ayaa dhibaato kala kulantay tuug uga soo dhacaysa dayrka gurigeeda wakhti kasta,Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug  farsamo aqooneed

Waxay tuugtu ka xadeen alaabooyin guriga u yaalay  Dhakhtarada ayaa hab farsamo ah oo aqoonteeda la xidhiidha kaga fogaysay tuugada gurigeeda. Waxaan ay gidaarka dayrka ku taxday Xidhmooyin siringiska irbadaha lagu siiyo dadka qaba xanuunka HIV-AIDS.Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug  farsamo aqooneed

Dhakhtardan ayaa markii ay ku taxaday dayrka irbadihii daraasiinta ahaa ku qortay weedhahan digniinta aha:  “Gidaarkani wuxu leeyahay dhiiga AIDS oo dhab ah. Ha isku deyin inaad ku xadgudubto” ha isku deyin in aad ka soo dhacdo”. Hadaad sidaa samayso waxaad si fudud u qaadi kartaa cudurka AIDS.Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug  farsamo aqooneed

Waxaana la sheegay in arinkaasi ay kaga badbaaday tuugadii sida joogtada ugu soo dhacaysay gurigeeda oo  ka baqatay inay irbaduhu mudanaan oo si fudud u qaadaan xanuunka halista ah ee AIDS-ka.Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug  farsamo aqooneed

Dhakhtarad iskaga xakamaysay tuug farsamo aqooneed

fariin noogu reeb