Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

0
Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

Xogside – Muxamad Ibnu Manaadar oo ka mid ahaa Salafkii hore (dadkii hore ee wanaagsanaa)  waxa uu yidhi: “Anagoo maalin wada socona Khaliil Ibnu Axmed ayay kabtaydii iga go’aday, ka dibna waxaan bilaabay inaan kaba la’aan ku socdo.Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

Markii uu arkay inaan kabo la’aan ku socodo ayuu isaguna kabihiisa iska saaray oo uu ku socday kabo la’aan.Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

Waxaan weydiiyay maxa kugu kelifay ee aad adiguna kabaha isaga saartay?  Waxaana uu iigu jawaabay waxaan doonayaa inaan dhibaatada ku haysa kula wadaago.Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

Sidaasi ayuu ahaa dhaqankii muslimiinta ee hore kuwaasi oo si buuxda ku dabaqay diintooda, oo isla jecel wanaagaa dhibkana wadaagayay. (Saaid.Net)Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

Dhaqanka Wanaagsan Ee Muslimiinta

fariin noogu reeb