Dhibaato Kasta Waad Maareyn Kartaa

0

Saaxiibkii ayuu u  sheegay inay dhibaato haysto oo uu ka cabanayo, waxaana uu ku yidhi “ Saaxiib gabadh kasta oo aan is idhaahdo guursaba hooyaday ayaa diidaysa maxaan yeelaa ?”

Saaxiibkii ayaa ku yidhi laba midkood inaad yeesho weeyi “ Waa inaad hooyada ka codsato inay ku soo doorto gabadh iyadu oo aad sidaa ku guursato iyo inaad soo hesho gabadh hooyadaa u eeg dhinaca muuqaalka iyo dabeecaddaba”.

Labadaasi midkood ayaad xalka dhibaatada ku dhamayn kartaa. Waxaana uu doortay taasi danbe, aadamiga ayaa jecel inuu isagu go’aanka yeesho. Markii uu soo helay gabadh hooyadii la mid ah, ee uu u keenay. Hooyadii si dhib yar ayay u ogolaatay waana ay ku raacday.

fariin noogu reeb