Dooda Raiisal wasaare Iyo Darawalka! | best 1

0

Dooda Raiisal wasaare Iyo Darawalka!

Ra’iisal wasiirihii Ingriiska ee caanka ah Sir.Winston Churchil ayaa maalin kiraystay  isagoo doonaya inuu ku tago Idaacadda BBC-da  oo kulan  waraysi ah ku lahaa. Markii uu ka degay Taxiga ayuu ku yidhi “ I sug 40 daqiiqo, inta aan soo baxayo “ .Dooda Raiisal wasaare Iyo Darawalka!

Taxiilaha ayaa diiday oo ku yidhi “ Anigu Kuma sugi karo , waxaan ku degdegayaa gurigayga si aan u dhegaysto  Sir.Winston Churchil oo waraysigiisa.Dooda Raiisal wasaare Iyo Darawalka!

Churchill ayaa aad u faraxay sida uu ninkan u jecel yahay inuu dhegaysto, wuxu  siiyay 10 Gini , waxaaana uu ku yidhi iska tag oo qaado. Laakiin Tagsiilaha oo aad uga yaabay  lacagta badan, ayaa ku yidhi : “ Allah ha nacadlo Sir.Dooda Raiisal wasaare Iyo Darawalka!

Churchill iyo kelmadihiisa , waan iska daynayaa adiga ayaan ku sugayaa” . Waa caadada Aadamiga inta badan dadka ah ayaa si dhakhso ah u gala khalad dhamaystiran oo ka cadhaysiinaya kuwa ay doonayanaa inay ka farxiyaan.

Dooda Raiisal wasaare Iyo Darawalka!

fariin noogu reeb