duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar | best 1

0

Xogside – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar si uu ugu kuurgalo howlaha baaxada leh oo ay waaxdani u heyso bulshada Caasimadda.duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar

Guddoomiye Cumar Filish ayaa mid mid u booqday xafiisyada Waaxda xarunta Caafimaadka,isagoo wareysiya kala duwan la yeeshay howl wadeenada xaruntani si uu uga dhageesto shaqada ay bulshada u hayaan iyo tayada adeegyada ay bixiyaan.   duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar

duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar

duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar

fariin noogu reeb