Fadliga Qalbiga Xasad Ka Madhan

0

Islaamku wuxu aad u tixgeliyay qalbiga xadhaan ee ka nadiifta ah xaasidnimo iyo xanuunada kala duwan ee ku dhaca Ruuxda, sida uu cadaynayo xadiiskan Rasuulka (scw),

Waxa uu weriyay Saxaabiga C/laahi Binu Camar in Rasuulka Allah (scw) lagu yidhi Rasuulkii Allow (scw) keebaa dadka ugu fadli badan?  Waxaana uu Rasuulka Allah (scw) yidhi:

“ Qof kasta oo qalbigiisu cabsi badan yahay oo uu nadiif ka yahay denbi, dulmi, nacayb iyo xaasidnimo , oo carabkiisu uu run badan yahay”  Waxa weriyay Ibnu Majaha.

 

fariin noogu reeb