Fahamka Iyo Jawaabka Suaasha | best 1

0

Xogside – Ardayda fasalka oo ku jira xiisadda sawirka ayuu macalinku u sheegay inay sawiraan geed ay fuushan yihiin shimbiro si uu ugu noqdo imtixaan tijaabo ah.Fahamka Iyo Jawaabka Suaasha

Macalinka ayaa ardayda u qabtay muddo 10 daqiiqo ah, markii ay mudadii uu qabtay dhamaatay ayuu macalinku sacabka tumay oo ku yidhi joojiya qoraalka, miiska dhiga waraaqaha aad ku sawirteen geedka iyo shimbiraha fuushan.Fahamka Iyo Jawaabka Suaasha

Macalinka ayaa bilaabay inuu ururiyo waraaqaha ardaydu ku sawirtay geedka iyo shimbiraha fuushan.

Mid ka mid ah ardayda ayaa u dhiibay warqadiisa oo uu ku sawiran yahay geed keliya. Macalinka oo aad cadhooday ayaa ku yidhi: “ Waaryaa, maxaad u sawiri weyday shimbirihii”?  Ardayga oo aad u maskax badnaa ayaa ku jawaabay “ Macalin soo digii sacabka tumay, way duuleen markii aad sacabka tuntay”Macalinka ayaa ardayda

Fahamka Iyo Jawaabka Suaasha

fariin noogu reeb