Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa! | best 1

0

Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa

Xogside – Rahu wuxu ka mid yahay xayawaanka caanka ah ee dunida laga helo qaarad kasta. Waxaana la sheegay inuu ka kooban yahay 2700 nooc, qaybo berriga ku nool oo biyaha gala wakhtiga ay tarankoodu gaadho,  iyo kuwo berriga iyo biyahaba ku nool.Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa

Rahu waxa uu dhalaa markiiba malaayiin beed ah, waxaana uu markiiba ku daboola walax jilicsan oo aad u dhadhan xun si uu uga ilaaliyo xayawaanada kale ee cuni lahaa.Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa

Rahu wuxu ku ugaadhsadaa carabkiisa dheer taasi oo la ogaaday inuu leeyahay maado sida laydhka ugu dhegta hadba cayayaanka uu rabo inuu cuno. Waxa kale oo uu leeyahay laba dhegood oo marka uu doono jidhkiisa kuwada dabolo. Waxa iyana mucjiso noqotay in Rahu marka uu ku jiro biyaha uu ka neefsado xuubkiisa sare.Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa

Xuubka ayaa leh godad yaryar oo khafiif ah oo u fudaydinaya inay hawada ogsiijiintu soo marto. Laakiin marka uu beriga joogo waxa uu ka neefsada sanbabadiisa.Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa

Raha raashin badan ma cuno waxaana uu todobaadkii wax u cunaa saddex ama ugu badnaan afar jeer.

Farsamada Rahu Ku Ilaaliyo Ubadkiisa!

fariin noogu reeb