Golaha Deegaanka Xaysimo oo 8 kun oo dollar ku Wareejiyay Dugsiga Cumar Ciise | best 1

0
Golaha Deegaanka Xaysimo oo 8 kun oo dollar ku Wareejiyay Dugsiga Cumar Ciise

aleex (Xogside) Gudomiyaha golaha deegaanka  degmada  Taleex mudane  Cabdiraxmaan Cismaan Aw Adaan, oo uu  weheliyeen xoghayaha fulinta dowlada hoose Mukhtaar Cumar Cali Darmaan iyo qaarka mid xildhibaanada golaha deegaanka degmada  Taleex ayaa Dugsiga Hoose dhexe ee degmadaasi  ku wareejiyey  lacag dhan 8,000 oo dollar guddiga waxbarashada dugsiga Cumar Ciise Jeerin.Golaha Deegaanka Xaysimo oo 8 kun oo dollar ku Wareejiyay Dugsiga Cumar Ciise

Lacagtan oo lagu dhisayo wajiga 1-aad ee dugsiga Cumar Ciise Jeerin, oo baahi ballaadhan u qabay in loo helo dayr dhan 420 mitira oo lagu wareejiyo.Golaha Deegaanka Xaysimo oo 8 kun oo dollar ku Wareejiyay Dugsiga Cumar Ciise

Iyaga oo masuuliyiinta maamulka degmadu ay balanqaadeen in in arrimaha bulshada ay xilgaar ah iska saarayaan 5-ta sanno oo ay xafiiska joogi doonaan.

Golaha Deegaanka iyo xoghayaha fulinta oo muddo kooban joogay ayaa wax badan ka qabtay dhanka horumarinta bulsha Taleex.Golaha Deegaanka Xaysimo oo 8 kun oo dollar ku Wareejiyay Dugsiga Cumar Ciise

Golaha Deegaanka Xaysimo oo 8 Kun oo dollar ku Wareejiyay Dugsiga Cumar Ciise

fariin noogu reeb