Gorogor Xaflad Aroos Mas Ku Soo Riday!

0

Warbaahinta dunida qaar badan oo ka mid ah ayaa daabacay in goob ay ka socotay  xaflad aroos  oo qado ah kuna taalla dalka Austerliya uu shimbirka Gorgorku kala dareeriyay.

Shimbirkan ayaa goob beer ah oo u dhow ka soo qaaday Mas weyn, isla markii uu dul marayay goobta qaadada iyo xafladda lagu qabtayna ku sii daayay Maskaasi weyn. Dadkii xaflada joogay ayaa kala cararay markii ay arkeen Maska weyn oo isna si xooga leh u cararaya oo laftiisu naxsanaa.

Waxa haddaba dadka yaab ku riday sababta uu Gorgorkani oo la sheegay inay muuqatay inuu si ula kaca ugu soo riday Maska goobtaasi waxa uu ka cadhaysnaa ee kelifay inuu kala dareeriyo.

 

fariin noogu reeb