Xogside – U jeedada safarkooda ayaa daaran soo kormeerida mashaariicdii horumarineed ee laga fuliyay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, Mashaariic-daas ayaa ku jiray xisaab Xidhkii sanadka 2020.

Guddida ayaa Kormeerkan ku mari doonta dhammaan Gobolada Somaliland .

Sidoo kale Guddida ayaa inta aanay gaadhin magaalada Laascaanood si maray Magaalada Yagoori oo ay shalay ka furantay gogol nabadeed.

isla markaana kulan la sii qaatey wasiirka arimaha Gudaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka