Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay | best 1

0
Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Hargeysa (Xogside)  Guddidii loo xilsaaray in ay xaliyaan khilaafka kala qaybiyay Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in ay ku fashilmeen in ay wax horumar ah ka sameeyaan isku soo dhawaynta labada dhinac.Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Guddoomiyaha guddida xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane, oo warhaahinta la hadlay, ayaa sheegay in guddida uu hoggaanka u ahaa ay gabi ahaanba quus kasoo istaagtay sii wadista wadahalada labada dhinac.Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Waxaanu yidhi.”Waxan ku wargalinayaa shirguddoonka golaha wakiillada gaar ahaan, iyo bulsho waynta Somaliland guud ahaan.

in anaga oo ah guddidii loo xilsaaray xalinta khilaafkii sharci ee golaha ku yimid, oo waliba aan shirarkooda guddoominayay anigu shakhsiyan, aanu ku guuldaraysanay in aanu xalino khilaafkaas”Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Xildhibaan Maydhane, ayaa sababta fashilka wada hadalada ku sababeeyay in labada dhinac ee khilaafku ka dhexeeyay midkoodna laga waayay wax dabac sanaan iyo tanaasul ah.Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Waxa uu sheegay in dhinac waliba uu ku adkaystay dhankiisa oo qolana in ay qolo u talowdo diiday.

Waxaanu yidhi.”Dhan waliba wuxuu ku adkaystay dhankiisa, oo midna in uu u talaabo ama si hoose wax ula eego dhinaca kale iskuma dayin”Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa isku  maandhaafsan dhaqangalnimada xeerka furista ururada siyaasada ee xeer Number 14 oo golaha horyaala.Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

Guddida xalinta khilaafka soo kala dhex galay xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ku Fashilmay

fariin noogu reeb