Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Agabar iyo Caada oo ka tirsan gobolkaasi. best 1

0
Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Agabar iyo Caada oo ka tirsan gobolkaasi.Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Agabar iyo Caada oo ka tirsan gobolkaasi.
Xogside – Guddoomiyaha ayaa kormeeray waxqabad iskaa wax u qabso ah oo lagu hirgeliyay iskuullo iyo goobaha caamka ah ee dadweynaha ee deegaankaasi.
Dadweyne aad u tiro badan ayaa guddooyaha kusoo dhaweeyay deegaannadaasi.Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Agabar iyo Caada oo ka tirsan gobolkaasi.
Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa sheegay in doorkooda dawladnimo.
Ay iyaguna ka ciyaari doonaan horumarinta dhaqan iyo dhaqaale ee ka socota deegaannadaasi, isagoo uga mahadceliyay dadka deegaanka sida diirran ee ay u soo dhaweeyeen.Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Agabar iyo Caada oo ka tirsan gobolkaasi.
Guddoomiyaha ayaa sidoo kale xadhiga ka jaray mashruuca dhammaystirka mashruuc lagu dhisay dugsi hoy ah deegaanka Agabar ee gobolka Gebilay.
waxaana munaasibad kooban oo loo sameeyay dhamaystirka dugsigaasi uu guddoomiyuhu ka jeediyay.
In maamul ahaan ay ku dedalayaan sidii loo abuuri lahaa waxbarashada tayo leh oo ay ka faa’ideystaan bulshada gobolkaasi.Guddoomiyaha gobolka Gebilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Agabar iyo Caada oo ka tirsan gobolkaasi.

fariin noogu reeb