Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha | best 1

0
Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha

Xogside – Jean Lacoste wuxu ku dhashay dalka  Faransiiska, waxaana uu ahaa xidigihii caanka ku noqday kubbada Teniska intii u dhaxaysay 1920-1930. Wakhtigii uu bilaabay  Teniska wuxu ahaa nin aan aad u aqoon teniska (khashiin) waxana ku qosli jiray saaxaiibadii , iyagoo u bixiyay ciyaar xumaanta awgeed Yaxaas.Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha

Dacaayadda saaxiibadii iyo xataa naanaysta Yaxaaska ee ay ugu yeedhi jireen may niyad jebin waxaana uu ku dadaalay inuu noqdo xidig caan ku ah kubbada  Teniska.Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha  Mr.Lecoste waxa loo aqoonsaday ciyaartowga dunida ugu wanaagsan Teniska labadii sano ee  1926 iyo 1927 oo isku xigay. Halka saaxiibadiina midkoodna aanu gaadhin heerkaasi.Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha

Sanadkii 1932 ayuu ka fadhiistay ciyaaraha isla wakhtigaasi ayuu sameeyay shirkad ka ganacsata Dharka ciyaaraha,  Astaanta ganacsiga shirkadda (Trademark) ayuu ka dhigtay Yaxaaskii lagu dacaayadayn jiray. Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha

Saaxiibadii inta badan odhan jiray kuma fiicnid mana baran kartid ciyaaraha ayuu shirkadiisa 70%,  shaqaale uga dhigay.  Adkaysiga ayaa guusha lagu gaadhaa ha ka niyad jebin kelmadaha kaaga imanaya saaxiibada wakhtiga aad hayso wadada guusha.Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha

Habka ugu fudud ee adkaysigu kuugu horseedi karo furaha guusha

 

fariin noogu reeb