Habka uu Qofku Naftiisa U bedeli Karo

0

 

  • Nin caaqil ah ayaa lagu yidhi “ Waxaan guursaday gabadh naafo ah, suurtagal ma tahay inaan iska furo ? Waxaanu ugu jawaabay “ haddii aad rabto inaad la beratanto iska fur”.
  • Nin gabadhiisa furaya ayaa la weydiiyay sababta uu u furayo waxaana uu ku yidhi “ Fariidku gabadhiisa waxba kama sheego”, Markii uu furay ayaa haddana la weydiiyay sababta uu gabadhiisa u furay ? Waxaana uu yidhi “ Caaqilku gabadh aanay shaqo isku lahayn waxba kama sheego”
  • Biyo kasta oo macaan oo samada ka soo dhaca waxba kama bedelaan biyaha dhanaan ee badda, kalsooni nafta sii,  adiga ayaa isbedeli karaa, laakiin cidna kuma bedeli karto.
  • Noloshu wey is badesha laakiin ma istaagto. Rajadu wey qarsoontahay laakiin ma dhimato
  • Fursadu wey dayacantaa laakiin ma dhamaato. Mar kasta oo noloshu kugu adkaato, Allaha (sw) isku xidh oo talo saaro. Isaga ayaa kugu filan.

 

fariin noogu reeb