Hantida Iyo Murugada Nolosha ?

0
Hantida Iyo Murugada Nolosha ?

Xogside – Maalqabeen muddo dheer ganacsi ku jiray oo shirkado waaweyn oo guulaystay sameeyay ayaa la weydiiyay in uu dadka siiyo talooyinka guusha waxaana uu yidhi afar arimooda sameeya:Hantida Iyo Murugada Nolosha ?

  • Akhri wax aanay dadku akhriyin, – Ka feker wax aanay dadku ka fekerin,
  • Same wax aan dadka kale qaban,
  • Sheqee wakhtiga ay hurdaan ama nasanayaan dadka kale.Hantida Iyo Murugada Nolosha ?

Nin kale oo Maalqabeen ah ayaa isagana la weydiiyay waxa ugu weyn ee uu ka murugoodu noloshiisa?Hantida Iyo Murugada Nolosha ?

Waxaana uu ku jawaabay : “ Waxaan ka xumahay inaan ka qayb gelin tartan ciyaareedkii wiilkayga yar, iyo xafladii qalin jebinta gabadha aan dhalay.  Nin ka mid ah saboolka oo jawaabta maqlayay ayaa aad u farxay oo qoslay oo yidhi : “Aniga aabahay isagoon maalqabeen ahayn ayuu igala qayb galay dhamaan xafladahayagii aniga iyo walaalkay. Hantidu iyada laftigeeda ayaa farxad yaraanta qayb ka noqota. Hantida Iyo Murugada Nolosha ?  Waad fahantay hadafka!

Hantida Iyo Murugada Nolosha ?

fariin noogu reeb