Hayadda Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Qaranka Deeq Gaadhsiisay Xarumaha Lagu Daryeelo Dhimirka

0

Hayadda Aafooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay xarumaha lagu daryeelo dadka dhimirka wax ka qaba.Video: Waa Sidee Xaalada Dadka Ku Jiraan Xarunta Dhimirka Ee Magaalada  Baydhabo? | Baidoa24.com

Isu duwaha Hayadda Aafooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka ee Gobolka Maroodi Jeex, Yuusuf Daa’uud ayaa deeqdaas oo loogu talo galay in ay quutaan boqol iyo laba qoys ku wareejiyay xarunta lagu daryeelo dadka xanuusanaya ee Salaaxu Diin ee magaalada Hargaysa.

8

Raashinkaas oo isagu jiray sonkor, bariis iyo saliid  ayaa waxa iyaguna dhankooda ka hadlay hawlwadeennada ka shaqeeya xaruntaasi, waxaana ay sheegeen inay u mahad celinayaan hayadda iyo dadka muxsiniinta ah ee raashinkaasi kusoo deeqay.Warbixin : Heerka Dhimirka ee Somalia – SBC

Geesta kale, hayaddu waxa raashinkaasi mid la mid ah ay gaadhsiisay xarunta daryeelka dadka maskaxda ka xanuunsan ee Raywan, waxaana halkaasi hadallo isugu jira mahadcelin iyo duco kasoo jeediyay hawlwadeennada gacanta ku haya xaruntaasi, iyagoo bulshada ugu baaqay in la illaaliyo dadka dhimirka wax ka qaba.

Berbera: Dadka Dhimirka La' Oo La Daweynayo – Goobjoog News

Hayadda Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Qaranka Deeq Gaadhsiisay Xarumaha Lagu

Warbixin Dr. Xabeeb & Cudurada dhimirka (Sawiro) | Mogadishu Center Daryeelo Dhimirka

fariin noogu reeb