Hayadda Aafooyinka oo Raashin gaadhsiisay deegaanada gobolka Sool | best 1

0
Hayadda Aafooyinka oo Raashin gaadhsiisay deegaanada gobolka Sool
Laascaanood (Xogside)  – Hayadda u diyaar garawga aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa deeq raashin ah u qeybisay deegaanada Sama’kaab Dhamasaar iyo Bali’hadhac ee gobolka Sool.Hayadda Aafooyinka oo Raashin gaadhsiisay deegaanada gobolka Sool

Odayaasha deegaanada Samakaab iyo Dhama’saar oo ka hadlay halkaasi ayaa ka mahad celiyay deeqda raashinka ah ee lasoo gaadhsiiyay, iyagoo si gaar ah ugu mahad celiayay madaxada gobolka iyo xukuumadda Somaliland oo ay xuseen in ay goortii loo baahnaa ay usoo gurmadeen, waxaanay inaa k dareen in ay xukuumadDa ka codsanayaan in ay usoo kordhiyaan gargaarka.Hayadda Aafooyinka oo Raashin gaadhsiisay deegaanada gobolka Sool

Gudoomiye ku xigeenka hayadda ka hortagga Aafooyinka iyo keydka raashinka Qaranka Faysal Aw Jaamac Xawte, oo la hadlay dadka deegaanka Bali’hadhac ayaa sheegay in ay fuliyaan amarkii madaxweynaha ee ku aadaanaa in loo gurmado dadka abaaruhu ayHayadda Aafooyinka oo Raashin gaadhsiisay deegaanada gobolka Sool saameeyeen, waxaanu intaa ku daray in socdaalkan ay ku qabiyaan raashin loogu talo galay toban kun oo qoys oo ku kala nool deegaanada gobollada Sool Sanaag iyo Togdheer

Hayadda Aafooyinka oo Raashin gaadhsiisay deegaanada gobolka Sool

fariin noogu reeb