Hayaddaha Taakulo Iyo Plan International Oo Ka Hirgaliyey Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danyarta Ee Degmada Bali-Gubdle | best 1

0

Hayaddaha Taakulo Iyo Plan International Oo Ka Hirgaliyey Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danyarta Ee Degmada Bali-Gubdle

Hargeysa (Xogside) – Hay’ada Taakulo ayaa Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ka Daah-furtey Mashruuc lagu Taageerayo 900 oo Qoys ka mid ah Bulshada Danyarta ee ku nool qaar ka mid ah Deegaanada Gobolkaas.Hayaddaha Taakulo Iyo Plan International Oo Ka Hirgaliyey Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danyarta Ee Degmada Bali-Gubdle

Dadkan danyarta ayaa deeqaha la gaadhsiinaayo waxa ka mid ah lacag, biyo iyo taangiyada biyaha lagu shubto, iyadoo dadkaasina ay yihiin kuwii ay saamaynta ku yeesheen abaaraha iyo xannuunka Covid 19, iyadoo mashraacaasina laga fulin doono degmada Bali-gubadle, Gumburaha, Sayla iyo degaanada Gumar, Masaajidka iyo Ina Cunaaye oo ka tirsan gobolka Hawd.Hayaddaha Taakulo Iyo Plan International Oo Ka Hirgaliyey Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danyarta Ee Degmada Bali-Gubdle

Agaasimaha hay’adda Taakulo Maxamuud Maxamed Ducaale iyo ilyaas Xasan Cismaan oo ha’addaas ka tirsan waxaanay sheegeen in mudada mashruucaasi socda ay uga faa’iidayn doonaan dadka danyarta ah ee ay samaynta ku yeesheen xannuunka Covid 19 iyo abaaruhu.Hayaddaha Taakulo Iyo Plan International Oo Ka Hirgaliyey Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danyarta Ee Degmada Bali-Gubdle

Ugu dambayn Saalax Muxumed Idiris xog-hayaha dawlada hoose ee degmada Bali-gubadle, maayarka degmada Bali-gubadle Cabdi Iimaan Jaamac iyo gudoomiyaha gobolka Hawd Axmed Cige-yare, kuwaas oo u mahadceliyay hay’addaha Taakulo iyo Plan International oo mashaariicdaas lagu caawinaayo dadka danyarta fulinaaya.

Hayaddaha Taakulo Iyo Plan International Oo Ka Hirgaliyey Mashruuc Lagu Caawinayo Dadka Danyarta Ee Degmada Bali-Gubdle

 

fariin noogu reeb