Hiroo Onoda: Cajaa’ibaadka dagaalkii labaad

0

Onoda wuxu ahaa taliye geesi ah oo ciidanka Japan hogaaminayay kuwaasi oo dagaalka kaga jiray
Philipin, Boqortooyadii Japan markii la jeniyay muu rumaysan Onoda iyo ciidankiisu arintaasi isma ay dhiibaan. Mar danbe ayaa dayuurad waraaqo loogu daadiyay Japan u sheegaysa inay is dhiibaan oo dawladoodu jabtay.
Lakiin arinkaasi waxa diiday askarigaasi Japan geesiga ka oqday isagoo sheegay inay tahay
dacaayada uu samayanyo Marayknku. Wuxu dagaalamay askartii ka soo horjeeday , markii
wuxu isku qariyay dhulka kaymaha Philipin, mana uu rumaysan in dagaalkii laaabd dhamaday. Sanadkii 1974 ayaa askarigan laga soo helay kaymaha Philipin, halkaasi oo la geeyay dalkiisa, maalintaasi ayuu rumasyatay inuu dhamaaday dagaalkii laaabda.
Waxaana uu ku dhintay Japan magaalda Tokoyo bishii March sanadkii 2014

fariin noogu reeb