Hogaamintii Rasuulka Allah Scw
Hogaamiyihii hore ee Hindiya Jawaharlal Nehru ayaa qiray wanaaga islaamka isagoo qoray
maqaaladan:
“Muxamed ( Rasuulka Allah scw) wuxu baabiiyay dhaqano iyo caadooyin xun oo jiray
wakhtigii usoo baxay, dadkiina wuu walaaleeyay oo simay. Isagoo tusay dalalkii jaarka la ahaa
oo dulmi iyo xadgudub kala kulmay boqortooyinkii iyo wadadii kiristaanka ee keligood
talinayay. Waxay dadku ku daaleen nidaamkaasi gaboobay waxayna raaceen islaamka maxaa
yeelay wuxu hagaajiyay arimahooda, wuxuuna ka dul qaaday cadaadiskii iyo dulmigii”
Caalimka Maykal Haret ee Maraykanka ah ayaa isna yidhi : “ Muxumed (rasuulka scw) wuxu
noqday kan ugu horeeya liiska raga taarikhda ugu muhiimsan, waxaan aaminsan hay in
Muxamed yahay ninka keliya ee ku guulaystay hogaamiye diineed iyo mid dawladeed, taarikhda
”