Kala Xadaynta saddex Degmo Doorasho oo loo Balamay Bilaabistooda | best 1

0
Kala Xadaynta saddex Degmo Doorasho oo loo Balamay Bilaabistooda

Hargeysa (Xogside) Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir’guddoomiyay kulan afar geesooda oo ay goob joog ka ahaayeen,Kala Xadaynta saddex Degmo Doorasho oo loo Balamay Bilaabistooda agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, mudane Cabdirashiid Xirsi Cali, duqa degmada Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge, duqa golaha degaanka degmada Baligubadle, iyo duqa degmada Salexlay, guddoomiyaha  gobolka Maroodijeex Maxamed Cilmi Axmed, guddoomiye ku xigeenka Khadar Baaruud, iyo xoghayaha dawladda hoose ee Hargeysa

Kulankani ayaa ahaa mid lagaga tashanayay kala xadeynta saddex degmo doorasho, iyo iyo si dhakhso ah loo bilaabo kala xadaynta  degmooyinkan ku teedsan magaalada Hargeysa.Kala Xadaynta saddex Degmo Doorasho oo loo Balamay Bilaabistooda

Waxaa kale oo shirkan la iskula waafaqay in mashaariicaha  horuumarineed lagu fuliyo kabka ay xukuumadda dhexe siiso magaalooyinka iyo in la dardar geliyo shaqada ay bulshada u hayaan goleyaasha Degaanku.Kala Xadaynta saddex Degmo Doorasho oo loo Balamay Bilaabistooda

Kala Xadaynta saddex Degmo Doorasho oo loo Balamay Bilaabistooda

fariin noogu reeb