Kenyan Airway beenisay duulimaadyada Somaliland

0

Shirkadda Kenyan Airways ayaa barteeda twitterka ee @KenyaAirways ku  sheegtay in duulimaadyada Somaliland ay yihiin kuwo hakad ku  jira oo u baahan in la ansixiyo.

Sida ku cadaa qoraalka Kenya airways baahisay “Kenya airways waxa ay jeceshay inay cadayso in qorshaha dulimaadka Hargeysa uu wakhtigan yahay mid hakad ku  jira oo u baahan in la ansixiyo.

Qoraal ka soo baxay maamulka shirkadda ayuu waxba kuma jiran ku tilmamay wararka baraha bulshada la baahiyay.

 

kenya airways plans to luanch

fariin noogu reeb