banka dhexe ee somaliland wuxu uu ku war-galinayaa shacabka beddelid iyo xaraynta ku samayn doonaan lacagaha duuga ah ee ay ka mid ka yihiin 10 , 20, 50 iyo 100 shilling.
isku bedelkaas iyo xarayntaas oo socon doona 14 xisho oo ka bilaabmi doona 28- 07- 2021