- Wakhtiga iyo wixii ay qabanayaan ayay isu miisaan si aan fashil ugu dhicin
- Hawsha kugu adkaata quus iyo niyad jab yaanay kugu ridin soco waa guusha dhow.
- Ha isku halayn nasiib adeegso awood iyo karti wixii aad leedahay.
- Hawlaha muhiimka ah ha yaraysan, wax kasta ka hor mari.
- Ma jirto waxa aanad wakhti u haynin laakiin waxa jira waxa aanad dan ka lahayn.
- Ha ku xidhin nolosha dhaqaale , isku dey inaad aad adigu samayn kartid dhaqaale