Madaxweynaha Oo Caasimada Dib Ugu Soo Laabtay Markii Uu Soo Dhamaystay Socdaal Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka

0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Dib Ugu Soo Laabtey Caasimadda Hargeysa, Ka Dib Markii Uu Soo Dheystey Socdaal Ugu Maqnaa Goboladda Saaxil Iyo Togdheer

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maalmihii u Dambeyaay Safar Ku Gaalaa Bixiyay Goboladda Saaxil Gabiley Iyo Togdheer Isagoo Madaxweynuhu Fagaarayaasha Magaalooyinka Hargeysa Gabiley Berbera Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Diiradda Lagu Saaray u Diyaargarowga Doorashooyinka 31-ka MayXuska Sannad Guurada 30aad Ee 18 May Oo Laga Xusay Magaalada Laascanood Ee Xarunta Gobolka SoolXuska Sannad Guurada 30aad Ee 18 May Oo Laga Xusay Magaalada Laascanood Ee Xarunta Gobolka SoolMunaasibad lagu Xusay Maalinta Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo Lagu Qabtay Qasriga MadaxtooyadaShirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Diiradda Lagu Saaray u Diyaargarowga Doorashooyinka 31-ka MayGolaha Guurtida oo Ajandaha Qodobkiisa waxbarashada ka saaray Xal u helida korodhka lacagta laga qaado ardayda dugsiyada gaarka loo leeyahay.iyo  Burco Kaga Qayb Galey Ololaha Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Degaanka iyo Wakiiladda Ee Somaliland Ka Qabsoomayay 31 .05.2021,Iyadoo Madalaha Madaxweynuhu Uu Ka Qayb Galey Lagu Dhisyay Oo Loogu Ololeyayay Musharxiinta Xisbiga Kulmiye Ku Matalaya Goboladda Maroodi jeex Gabiley Saaxil Iyo Togdheer

Madaxwrynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Habeenkii Xaley U Hoydey Magaalada Burco Ee Gobolka Todheer. Waxaanu Maanta Ku Soo Laabtey Caasimadda JSL Ee Hargeysa.

fariin noogu reeb