Madaxweyneha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qayb Galay Aas Xaabaalaha Haleeya Ee Magaalada Hargeysa
Madaxweynaha JLS oo ka qayb galay aaska Marxuum Maxamed Cali Shire oo lagu aasay magaalada Hargeisa.
Madaxweynuhu waxa uu Illahay uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.