Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland oo xukun dil ah ridday | best 1

0
Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland oo xukun dil ah ridday

Hargeysa (Xogside) – Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Alifle Maxamed Axmed Cabdillaahi, oo lagu helay inuu dilayMaxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland oo xukun dil ah ridday sarkaal ka tirsanaa ciidanka Qaranka ee Somaliland.Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland oo xukun dil ah ridday

Askarigan la xukumay ayaa dil u geystay Taliyihii Guutada Gamadiid Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar, guutaadaas oo fadhigeedu ahaa magaalada Guryo cawal ee gobolka Awdal.Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland oo xukun dil ah ridday

 

fariin noogu reeb