Mihiimada Waanada Waayo Aragga | best 1

0

Mihiimada Waanada Waayo Aragga

  • Xogside – Afkaaga oo ku mashquula raashin, ayaa ka wanagsan inuu ku mashquulo kuturi kuteen, maxaa yeelay raashinku miisaanka ayuu kugu kordhinya, weedhaha aan runta ahayn denbiga ayay kugu kordhinayaan.Mihiimada Waanada Waayo Aragga
  • Haddii dhibic biyo ah ku dhacdo Balli, muuqeedu wuu luma, haddii ay ku dhacdo caleen Ubax ah, aad ayay u iftiinta; Dhibicdu waa isku mid; laakiin weelka ay ku dhacday ayaa isbedelka keenaya.Mihiimada Waanada Waayo Aragga
  • Qofka beera edaab & akhlaaq wanaagsan wuxuu gurtaa midhaha xushmada iyo jaceylka dadka u hayaan
  • Marnaba ha yareysan naftaada, haddii weynaan iyo xoog wax taraan Maroodiga ayaa ahaan lahaa Boqorka Xayawaanka!Mihiimada Waanada Waayo Aragga
  • Dhageeyso wanaada dadka kale sababtoo ah qofka ku waaniya waxaa laga yaabaa inuu hore u soo maray arinka uu arinka uu kaa waaninaayo ama uu ogyahay dhibka ka imaanaya.Mihiimada Waanada Waayo Aragga

Mihiimada Waanada Waayo Aragga

fariin noogu reeb