Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladda Waxbarashada | best 1

0
Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladda Waxbarashada

HARGEYSA (Xogside) Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shirguddoominaayay guddoomiyaha golahaasi mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxay si ballaadhan ay uga doodeen xaaladda waxbarashada ee dalka.Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladda Waxbarashada ee dalka

iyagoo mudanayaashu ay talo ahaan u soo jeediyeen in mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo saynisku ay koru qaadis ay ku samayso tayada waxbarashada dalka, isla markaana tacliinta iyo aqoonta la gaadhsiiyo dadka reer guuraaga ah ee aan deganayn magaalooyinka iyo goobaha tacliinta leh.Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladda Waxbarashada ee dalka

Geesta kale, mudanayaasha Golaha Guurtidu waxay intaas ku dareen in tirada ardayda fasallada fadhiisanaysa laga dhigo 45 arday, isla markaana kulliyado kala duwan loo sameeyo ardayda dugsiyada sare iyo in malcaamadaha Quraanka Kariimka ah dhiga miisaaniyadda qaranka qoondo loogu daro.Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladda Waxbarashada ee dalka

Mudanayaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladda Waxbarashada 

fariin noogu reeb