Nolosha Lamaanaha Wanaagsan

0
Nolosha Lamaanaha Wanaagsan

Xogside – Markii uu quraacday ee uu dharka xidhay ayuu shaqada u baxayay, waxa uu galay Qolkiisa akhriska waxa uu ahaa mid aad u boodh badan oo shaashada TV-ga ay qarsomtay, waxaana uu kaga tegay muftaaxyadii xafiiskiisa. Gabadhiisa ayuu ka codsaday inay qolka uga soo saarto muftaaxyada oo ugu keento xafiiskiisa.Nolosha Lamaanaha Wanaagsan

Markii ay qolka gashay ayay ku aragtay shaashadii TV-ga ee boodhka lahayd qoraalkan “ Niyad iyo Kalgacal badan ayaan u hayaa Xaaskayga”. Way khriday weedhihiisa, waana ay fahantay ujeedada oo ah baraarujin dhinaca nadaafadda ah.Nolosha Lamaanaha Wanaagsan

Muftaaxii ayay u qaaday waxaana ay uraacisay fariinta ah: “ Way isoo gaadhay  fariintaadu, waana aan ku dadaali doonaa nadaafadda, waxaan ku hayaa kalgacal badan”. Sidaasi ayuu ninkaa caaqilka ahi u saxaa xaaskiisa haddii uu khalad ku arko isagoon niyadeeda waxba yeelin. Dhaqanka wanaagsan abuur oo masax dhaqanka xun.Nolosha Lamaanaha Wanaagsan

Nolosha Lamaanaha Wanaagsan

fariin noogu reeb