Noocyada Arooska Caalamka

0
Noocyada Arooska Caalamka

Xogside – Dalka Kuuriya Lamaanaha Arooska aha ayaa soo xidha dharka dhaqanka ee Kuuriya , waxay madax hoos ugu dhigaan (Sujuudaan) eheladooda iyo dadka ay is xigaan iyo dadka da’da ee goobta jooga. Dadkaasi ayaa arooska iyo aroosadda siiya  xabxab iyo qaybo lacagta ka mid ah.Noocyada Arooska Caalamka

Waxa loola jeed Xabxabka inay isu dhalaan caruur kuna noolaadan nolol wangaasan oo raaxo leh. Haddii habeenkaasi aroosada qosolkeedu bato waxay aaminsan yihiin in ilmaha ugu horeeya ee ay dhalaysa noqon doono gabadh.Noocyada Arooska Caalamka

Haddiise ay habeenkaasi aad u cunto xabxabka waxay aaminsan yihiin in ilamaheeda ugu horeeya noqon doono wiil.Noocyada Arooska Caalamka

Noocyada Arooska CaalamkaNoocyada Arooska Caalamka

fariin noogu reeb