Nuxurka War ka soo baxay xisbiga Waddani

0

Nuxurka War ka soo baxay xisbiga Waddani

Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga WADDANI, Mudane Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) ayaa ku dhawaaqay in ay xidhan tahay soo xaraynta ergooyinka ka qayb galaya Shirweynaha Xisbiga ee qabsoomaya 15-ka iyo 16-ka November 2021.Nuxurka War ka soo baxay xisbiga Waddani

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in qurbe-joogta iyo musharraxiintii Xisbiga ee aan ku soo bixin doorashooyinkii Wakiillada iyo Deegaannada loo ogol yahay in ay ilaa 10-ka bisha soo xareeyaan waraaqahooda ergonimada.Nuxurka War ka soo baxay xisbiga Waddani

Mudane Ismaaciil Yare waxa uu shaaciyay in 9-ka Bisha la bilaabi doono qaybinta Kaadhadhka ergooyinka shirweynaha 2-aad ee Xisbiga islamarkaana qof walba kaadhkiisa kala xidhiidhi doono ciddii wakiilka ka ahayd ee gobollada iyo degmooyinka.Nuxurka War ka soo baxay xisbiga Waddani

fariin noogu reeb