Qiyaamaha iyo Camalada Burburay | best 1

0

Qiyaamaha

 Kitaabka lagu magacaabo “ Baxru Al-Dumuuc” ee uu qoray Ibnu Qayim Al-Jawsi , waxa ku qoran weedho laga wariyay Siciid binu Jubayr oo ah “ Maalinka Qiyaamaha waxa la keenaya addoon, waxaana la siinayaa kitaabkiisa ay camaladiisu ku qoraayeen.Qiyaamaha iyo Camalada Burburay

Waxa uu ku arki waayay soonkiisii, salaaddiisii iyo iyo dhamaan camaladii wanaagsanaa ee uu soo sameeyay.
Markaasi ayuu odhanayaa: ” Rabbiyow, kitaabkani aniga kaygii maaha maxaa yeelay, anigu waxa aan soo shaqaystay wanaagyo, kitaabkana kuma arko.” Waxa lagu odhan doona : ” Rabbigaa waxba lumaan, mana ilaabo ee camaladaadii wanaagsanaa waxa la tegay dadkii aad xamatay”.Qiyaamaha iyo Camalada Burburay
Iska jir in aad Allah u caabuddo cid kale. Oo uu barri camalkaagii wanaagsanaa la tago qof aad maankiisa jebisay, mid aad maalkiisa dhacday, mid aad sharaftiisa ku xadgudubtay iyo mid aad shaqadiisa ka khiyaamaysay adiga oo cid kale adeegsanaya.Qiyaamaha iyo Camalada Burburay

 

Qiyaamaha iyo Camalada Burburay

fariin noogu reeb