Qof kasta Oo Usoo Guura wuxu helaya Guri Iyo Shaqo

0

Jasiirad ku taalla dhinaca bari ee Kanada oo ay ku nool yihiin dad gaadhaya 150 kun qof ayaa soo bandhigtay in dadka magaaladan soo dega la siin doono shaqo iyo weliba dhul ay degaan.

Sababta ayaa lagu sheegay ka dib markii tirada dadka ku nool magaaladani ay marba marka ka danbsay ay sii yaraanayso.

Maaamulka jasiiradan ayaa warbahinta iyo baraha bulshada ku  baahiyay in dadka u soo guraa ay heli doonaan nolol fiican.

fariin noogu reeb